Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug oo War cusub soo saaray

Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug ayaa xili kordhin u sameeyey waqtiga loo asteeyey is diiwaangelinta musharixiinta Madaxweynaha Galmudug. Guddoomiyaha Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug Xuseen Tahliil (Calool-geel) ayaa sheegay in waqtiga isdiiwaan gelinta ay maanta ku ekeyd balse ay ku dareen hal maalin gaarsiiyeena illaa 2:00 Duhurnimo ee beri oo Talaado … Continue reading Guddiga doorashada Madaxweynaha Galmudug oo War cusub soo saaray